Ka hor inta aanad baran #Graphic Designka Daawo Video gan. 8 Qeybood ee Graphic Design ka.

Hadii aad tahay qof jecel Nashqadaynta (Graphic Design) ama aad
raadinayso nashqad ganacsi, fahamka sideedan nooc ee Graphic Design ku
waxa uu kaa caawin doonaa inaad hesho xirfada saxda ah ee nashqadaynta