Somali Graphic Design Roadmap β 9 Levels to Become a Designer
π Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh? Kani waa Roadmap ka Graphic Design oo aan ku sharaxayo 9 heer (levels) si tartiib ah oo fudud, adiga oo Somali ah ku baranaya. PDF Roadmap Download: https://t.me/zitacademy/239 π¨ Free Playlists (Baro Software-ka Muhiimka ah) π· Photoshop Playlist: π Daawo Halkan:










